AKHRISO : Xiliga la helayo Adeegga Internetka Muqdisho Oo la Ogaaday

Agaasimaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Boostada Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Cabdi Xaaji ayaa faah fahin ka bixiyay halka uu marayo dadaalada ku aadan adeeggii Internetka.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Adeegga Internetka ayaa dalka ka maqan mudo ka badan laba Todobaad, gaar ahaan magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka.

Axmed Cabdi Xaaji oo la hadlayay Risaala ayaa sheegay qorshaha in uu yahay Adeegga Internetka in la helo wixii ka dambeeya maalinta Jimcaha ee dabayaaqada Todobaadkan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad