Diinta

vv

vvv

Qeybta Diinta

DHAGEYSO:- Ra’isal Wasaaraha oo mar kale ku baaqay in Shacabka ay isku gargaaraan

Ra’isal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay iscaawiyaan oo ay isku naxariistaan. HALKAN RIIX KA DHAGEYSO

Continue Reading »

Diinta Archives

DAAWO : Qoys Soomaliyed oo Gabadhooda dhaafsaday Lacag yar (Dhacdo Murugo iyo Yaab leh )
- Apr 11, 2017
Abaaraha iyo Macluusha daran ee ka taagan guud ahaan Geeska Africa khaas ahana soomaalia yaa Qoyskan ku khasbay in ay Gabadhooda yar ku khasbaan nin da,ahaan aad uga weyn isla ...
DAAWO :-Dowladda Ingiriiska oo SOmaliland u Aqoonsaneysa Dal ka Madax Banaan Soomaliya
- Apr 6, 2017
Dowladda Ingiriiska ayaa dhawaan marti gelin doonta shirweyne looga hadlayo xaaladda Soomaaliya, laakiin waxaan shirkaas ka qeyb gali doonin Somaliland. HALKAN RIIX KA DAAWO MUUQALKA Ingiriiska ayaanan Somaliland ku casuumin shirka, ururka ...
DAAWO : Soomalidii Laga Soo Celiyay Mareykanka oo ka hadlay Arin Yaab leh iyo Doorkii Safaarada Somalia
- Apr 3, 2017
Bilihii lasoo dhaafay waxaa garoonka diyaaraddaha Muqdisho laga soo dejinayay dhalinyaro Soomaaliyeed oo si qasab ah looga soo celiyay dalka Mareykanka. Hadaba waxaa arrintaasi dib usoo celinta ay dhalisay in dhaliilo ...
DAAWO MUUQAL : Gabadh Cadaan ah oo Jirkeeda ka Ganacsan Jirtay oo Muslimtay ,Kana Warantay Nolasheedii
- Apr 3, 2017
Waxaan Halkan idin kugu Soo Gudbineynaa Muuqaal Ku cibro qaadasho mudan oo ay kaga hadleyso dhibaatada ay leedahay diin laanta iyo xiligii ay Gaalada aheyd waxii ay nolasha kala kulantay ...
Daawo Wiil u Dhalay Wariye Coldoon oo Fariin Murugo Leh u diray Siilaanyo
- Apr 3, 2017
Iyadoo 15-kii Bishii Labaad ee Sanadkan Magaalada Hargeysa Ciidamada Maamulka Somaliland ay ku xireen Wariye Samafale C/maalik Muuse Coldoon ilaa haddana uu ku xiran yahay Xasiga Hargeysa ayaa waxaa xarigiisa ...