Layaabka

DAAWO :Wareysigii Ugu Xiisaha Badnaa Oo Laga Qaaday Fanaanka Axmed Zaki Kadib Markii laga jabsaday Facebook-giisa

Fanaanka Axmed Zaki Oo Maalmahan dambe ku Sugan Magaalada Hargeysa ee Caasimada Soomaliland ayaa Waxaa Wareysi oo xiiso badan lala yeeshay kaga hadlay waayihiisa fanka

Continue Reading »

Qeybta Layaabka

DEG DEG :-Kooxda Shabaab Oo Toogtay Askar ka Tirsan Ciidamada Puntland

Kooxda Al Shabaab ayaa lagu soo waramayaa inay dileen laba askari oo ka tirsanaa ciidamada Puntland, kadib markii dagaalyahano Shabaab ka tirsan si dhuumaaleysi ah

Continue Reading »

Layaabka Archives

DAAWO SIR CULUS : Maxay Dowladda Federaalka U Cafin La Dahay Mukhtaar Roobow Abu Masuur ?
- Jul 10, 2017
Waxaa weli taagan su’aallo badan oo ku aadan sababta ay dowladda Federaalka u cafin la dahay Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo katirsanaa Al-shabaab. Rag kamid ah dowladda oo si hoose aan ...
DAAWO VIDEO : Madaxweyne Farmaajo Oo Khudbad Xamaasad leh ka Jeediyay Barnaamijka Cusub ee Taageerada Ciidanka DF
- Jul 9, 2017
Madaxwaynaha Dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xalay Khudbad Qiimo badan wuxuu ka jeediyey Barnaamij lagu Daah Furayey Taageerada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, iyadoona Shacabka Soomaaliyeed ay isku Tashan ...
Daawo Video : Ardayda S/land Oo Soo Min Guuriyay Qishka Imtixaanaadka Hindiya iyo Bangaladesh
- Jul 5, 2017
Guud ahaan magaalooyinka Somaliland ayaa waxaa ka bilowday imtixaanka guud ee dugsiyada Somaliland, waxaana ardayda imtixaanada u fadhiistay ay lasoo baxeen farsamo cajiib ah oo la mid ah kuwii ay ...
MUQAAL: Ciidamada DF oo Qabtay Mid kamid ah Ragga Qaraxayada ku Wareeriyay Muqdisho
- Jul 3, 2017
Hey’addaha Ammaanka Soomaaliya ayaa soo bandhigay nin la sheegay inuu shalay gelinkii dambe uu Bam Gacmeed ku tuuray Suuqa Bakaaraha, goob ay ku sugnaayeen Ciidamada amniga. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Axmed Carab ...
DAAWO VIDEO : Gabadh Reer SOmaliland ah oo Markii ugu Horeysay Ay Aragtay Calanka Buluuga Somali Farxad la Ilmeysay (Sababta)
- Jul 3, 2017
Waxaan Halkan idin kugu Soo Gudbineynaa Muuqaal khiiro leh oo laga duubay Gabar u dhalatay Maamulka SOmaliland oo Markii ugu horeysay ay Aragtay Calanka Buluuga Soomaliyed Farxad la Ilmeysay, RIIX HALKAN ...
DAAWO MUUQAAL :-Wasiir Ka tirsan Xukuumada Soomalia Oo Gaf weyn u geystay Dhibane Mahad Abiib Kadib Markii uu ku Sameyey Arin Naxin leh
- Jun 30, 2017
Waxaan Halkan idin kugu Soo Gudbineynaa Muuqaal Murugo xambaarsan oo laga duubay Dhibane Mahad Abiib kaasi oo dhibweyn u geysaty Wasiir Yuruf Garaad Dhibanaha ayaa Sheegay in Yusuf Garaad Mar uu ...
DAAWO :-Bandhiga Nadaara Oo Lagu Cadeeyay Cidda ka Dambeysa Mooshinka RW Kheyre ee Baarlamaanka Wadaan
- Jun 30, 2017
Magaaladda Muqdisho waxaa ka soconaya kulamo ay yeelanayaan xildhibaano la sheegay iney 8-da bisha July mooshin ka keeni doonaan RW Xasan Cali Kheyre. Mooshinkan ayaa waxaa wada tiro xildhibaano ah kuwaas ...
DAAWO VIDEO: Faysal Cali Waraabe oo Mar kale Weerar ku qaaday Farmaajo Kuna Yiri Muqdisho Aniga ayaa Leh..
- Jun 28, 2017
Faysal Cali Waraabe ayaa meel fagaaro ah ka sheegay in madaxweyne Farmaajo uu yahay qof si qaldan ku noqday madaxweynaha Soomaaliya. Sidoo kale Faysal Calli Waraabe ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo ...

Next Page »