Muuqaalo

DAAWO : Nasteexo Indho & Dayax Dalnuurshe oo Wacdaro Cajiib ah kusoo bandhigay Muqdisho..

Fanaanada Caan ah ah Nasteexo Indho iyo dayax Dalnuurshe ayaa Bandhig Faneed Cajiib ah ku qabtay Magaalada Muqdisho, HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA Bandhig

Continue Reading »

Qeybta Muuqaalo

DHAGEYSO :-Nin Maseyrsan Oo Goordhow Xaaskiisa Si Naxdin leh U Gowracay.

Nin maseersan ayaa la sheegay in saakay uu xaaskiisa ku gowracay Xaafadda suuqa xoolaha ee Magaalada Muqdisho arintaasi ayaa noqotay arin la yaab leh. Goob

Continue Reading »

Muuqaalo Archives

DAAWO :Wareysigii Ugu Xiisaha Badnaa Oo Laga Qaaday Fanaanka Axmed Zaki Kadib Markii laga jabsaday Facebook-giisa
- Jul 21, 2017
Fanaanka Axmed Zaki Oo Maalmahan dambe ku Sugan Magaalada Hargeysa ee Caasimada Soomaliland ayaa Waxaa Wareysi oo xiiso badan lala yeeshay kaga hadlay waayihiisa fanka iyo waxii ugula yaabka badnaa ee ...
DAAWO VIDEO :Wasiirka Amniga & Duqa Muqdisho Oo Cadaalad Daro Yaa leh Sameeyay & Dhul Xoog lagu qaatay oo..
- Jul 21, 2017
Duqa magaaladda Muqdisho iyo Wasiirka Amniga ayaa loo haystaa iney boob ka geysteen gobolka Banaadir. Qoys ku nool Muqdisho ayaa Wasiirka Amniga iyo Gudoomiye Thaabit u eedeeyay iney dhaceen gurigoodii. HALKAN RIIX ...
DAAWO MUQAAL :-Wariye Mudo 14 Maalin ah U Xirnaa Amarka C/Wali GAAS oo Sir badan bixiyay
- Jul 17, 2017
Waxaa Muddo 14 maalmood ah kadib Xorriyadiisa dib u helay Wariye Madax banaan oo lagu Magacaabo Axmed Cali Kilwe kaasoo dhawaan lagu qabtay Kantaroolka Koonfureed ee Magaalada Garoowe Wariyahan oo markii ...
DHAGEYSO : Maxay Tahay Sababta Miisaaniyada Looga reebay Soomaliland +Qorshe Halis ah
- Jul 16, 2017
Maaliyadda dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle oo Faahfaahin ka bixiyay Sababta Somaliland looga reebay Miisaaniyad sanadeedka sanadkaan ayaa waxaa uu sheegay in Miisaniyadda dowladda hadda ay quseyso dowladda dhexe iyo ...
XOG : Muhiim ah oo Ku Saabsan Diyaaradaha Drone-ka ee loogu Deeqay DF Somalia
- Jul 16, 2017
Waxaa sii kordhaaya tirada Diyaaradaha Drones-ka ee loogu deeqayo dowlada Federaalka ah ee Somalia kuwaa oo masaafo fog wax ka basaasa. Diyaaradaha Drones-ka ee loogu deeqay dowlada Federaalka ayaa ah nooca ...
DEG DEG :-Kooxda Shabaab Oo Toogtay Askar ka Tirsan Ciidamada Puntland
- Jul 16, 2017
Kooxda Al Shabaab ayaa lagu soo waramayaa inay dileen laba askari oo ka tirsanaa ciidamada Puntland, kadib markii dagaalyahano Shabaab ka tirsan si dhuumaaleysi ah ay ugu soo gaatameen askartaasi. Askarta ...
AKHRISO : Kooxda Al-Shabaab oo dilay Horjooge Ajnabi ah oo Iyaga ka tirsanaa (Magaciisa +Dalka uu ka Soo Jeedo)
- Jul 16, 2017
Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in Al-Shabaab ay dileen Mustafa Hassan Mohamed oo ka tirsanaa Al-Shabaab , islamarkaana kasoo jeeday dalka Kenya Shabaabna ku biiray sanadkii 2015 ta ka dib markii ...
DHAGEYSO : Turkiga oo ku dhawaaqay Xiliga La Furayo Saldhiga Militeri ee Muqdisho & Xog Cusub laga helay..
- Jul 15, 2017
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in la soo gabagabeeyay dhismaha saldhiga milateri ee magaalada Muqdisho laga dhisay. Saldhigan ayaa lagu waday in la furo Janaayo 2017, waxaase ku yimid dib u dhac, ...

Next Page »