VIDEOS

DAAWO :Wareysigii Ugu Xiisaha Badnaa Oo Laga Qaaday Fanaanka Axmed Zaki Kadib Markii laga jabsaday Facebook-giisa

Fanaanka Axmed Zaki Oo Maalmahan dambe ku Sugan Magaalada Hargeysa ee Caasimada Soomaliland ayaa Waxaa Wareysi oo xiiso badan lala yeeshay kaga hadlay waayihiisa fanka

Continue Reading »

VIDEOS Archives

DAAWO VIDEO : Wariye C/Salaan Hareeri oo Su’aalo Adag kaga Yaabiyay Axmed Madoobe & go’aan lama filaan u ah Axmed Madoobe qaatay..
- Jun 10, 2017
Madaxweynaha maamulka Jubba Land Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo wareysi dhinacyo badan taabanaya magaalada Kismaayo ku siiyay Wariyaha caanka ah ee Tv-ga Universal C/salaan Hareeri ayaa ka hadlay arimo ...
DAAWO VIDEO :-:Wasiir Yariisow oo Fashiliyay Qorshaha Farmaajo ee Hub ka dhigista Muqdisho & Beelaha diidan ..
- Jun 4, 2017
Wasiirka Warfaafinta DFS Eng C/Raxmaan Yariisow ayaa bixiyay Xogta dowladda ee ku aadan qorshaha hub ka dhigista Muqdisho. Wareysi uu bixiyay ayaa Wasiir Yariisow sheegay in arintan ay tahay mid dowladu ugu ...
DAAWO VIDEO WAR CULUS : Isku Shaandheynta Lagu Sameynayo Golaha Wasiirada ,Yusuf Garaad Oo Sameyn doonto
- May 27, 2017
Ilo Diblumaasiyadeed oo laga helay Villa Soomaaliya Ayaa Sheegaya Soo Shaac Bixida isku Shan Dhaynta Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ka Dhalatay isfahan waa Raysal wasaaraha soomaaliya Iyo golaha wasiirada Qaar ...
DAAWO VIDEO : Fanaanka Iidle Yare oo ka Sheekeyay Qiso Layaab leh oo Qabsatay & Magaciisa oo Gabdho badan Lagu dhacay (+Cajiib)
- May 24, 2017
Fanaanka da’da yar Iidle yare oo Wareysi Xiiso badan siiyay Tv-ga RTN oo fadhigiisu uu yahay magaalada Nairobi ayaa ka sheegeeyay Qisooyin Qosol badan oo isaga qabsaday. Iidle yare oo ah ...
DAAWO VIDEO : Gabadhii loo Ciqaabay Guursiga Wiilka Gabooye oo Xaalad Siyaasadeed Halis ah ka dhalisay Somaliland
- May 24, 2017
Siyaasi u dhashay magaalada Hargeisa ayaa si adag uga hadlay Gabadhii Hargeisa loogu xidhay inay Guursatay Wiil u dhashay Beesha Gabooye, Islamarkaana Dhibaateeyay. ” Ogaada Nabadarada Gabadhaas ku yaala Beesha ...
DAAWO MUUQAL :- Dunida Argagax ku riday oo laga duubay Gabar Yar Xili ay ku Ciyaareysay
- May 22, 2017
Muqaalkan oo si weyn looga baahiyay warbaahinta ugu waa weyn dunida gaar ahaan kuwa reer galbeedka ayaa la arkaayay gabadhaan yar oo ku ciyaareyso xayawaankan inkastoo markii danbe qaatay. Nin ka ...
DAAWO VIDEO : Askari Kenyan ah oo Al-Shabaab Soo Bandhigtay oo Si Weyn u gilgilay Magalooyinka Waa weyn ee Kenya
- May 20, 2017
Xarakada AL-shabaab ayaa dhawaan baahisay muuqaalka Askari ka tirsan Ciidanka Kenya oo ay Al-shabaab ku qabteen dagaalkii Ceel Cadde Sanadkii 2016kii. Muqaalkaas oo afar daqiiqo soconayay ayuu Askariga lagu magacaabo Alfred ...
DAAWO VIDEO : C/wali Gaas & Axmed Madoobe oo Hadalo Kulul isdhaafsaday & Labada Madaxweyne oo Dagaal ku Sigtay
- May 20, 2017
Madaxda P/Land iyo Jubbaland ayaa umuuqda kuwa aanan waligood mideyn doonin siyaasadooda maadaama ay si weyn isugu khilaafsan yihiin Arimo badan. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa isagoo ku sugan London muujiyay ...

Next Page »