Wararka Ciyaaraha Caalamka

DAAWO : Nasteexo Indho & Dayax Dalnuurshe oo Wacdaro Cajiib ah kusoo bandhigay Muqdisho..

Fanaanada Caan ah ah Nasteexo Indho iyo dayax Dalnuurshe ayaa Bandhig Faneed Cajiib ah ku qabtay Magaalada Muqdisho, HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA Bandhig

Continue Reading »

Qeybta Wararka Ciyaaraha Caalamka

DHAGEYSO :-Nin Maseyrsan Oo Goordhow Xaaskiisa Si Naxdin leh U Gowracay.

Nin maseersan ayaa la sheegay in saakay uu xaaskiisa ku gowracay Xaafadda suuqa xoolaha ee Magaalada Muqdisho arintaasi ayaa noqotay arin la yaab leh. Goob

Continue Reading »

Wararka Ciyaaraha Caalamka Archives

DAAWO VIDEO : Filimkii Ugu Naxdinta Badnaa Tahriibka ,Soomali Si Toos ah loo dilayo oo Muqaal Naxdin leh laga Duubay
- Jul 22, 2017
Waxaan Halkan idin kugu Soo Bandhigeynaa Muqaal naxdin leh oo laga duubay Soomali si naxdin leh loo dilaayo kuwaas oo inta badan lagu qabtay saxaraha HALKAN RIIX OO DAAWO MUQAALKA Filimkaan oo ...
DHAGEYSO :-Wararkii Ugu dambeeyay Dagaalka Xoogan oo ka Socda Hirshabeele oo War Naxdin leh laga Soo Saaray
- Jul 21, 2017
Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeeda degaanada Hirshabeelle ayaa waxa ay ka hadleen Dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday degaanada Hirshabeelle iyo arrinta ku saabsan Miisaaniyadda Dowladda. Xildhibaan Daahir Amiin ...
DAAWO VIDEO :Wasiirka Amniga & Duqa Muqdisho Oo Cadaalad Daro Yaa leh Sameeyay & Dhul Xoog lagu qaatay oo..
- Jul 21, 2017
Duqa magaaladda Muqdisho iyo Wasiirka Amniga ayaa loo haystaa iney boob ka geysteen gobolka Banaadir. Qoys ku nool Muqdisho ayaa Wasiirka Amniga iyo Gudoomiye Thaabit u eedeeyay iney dhaceen gurigoodii. HALKAN RIIX ...
WAR DEG DEG AH : Saraakiisha Al-Shabaab Oo Xaasaskooda & Caruurtooda Oo bilaabay in Ka Qaxaan Gobol ay ku Xooganayeen
- Jul 20, 2017
Wararka Naga Soo gaaraya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Sheegaya in Kooxda Al Shabaab ay bilaabeen inayka barakacaan dhufeysyada ay ku lahaayeen Gobolka Shabaab ayaa barakaca ka bilaabay Guryaha iyo Dhufeysyada ay ...
DAAWO VIDEO :-Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Qaab Layaab leh oo Qosol badan isku feeray
- Jul 19, 2017
Xisbiga Mucaaradka KMT ayaa Baarlamaanka dalka Taiwan ka riday Buuq iyo Khalalaase kadib Markii uu ku qanci waayay Miisaniyada uu golaha Baarlamaanku Soo hordhigay Xisbiga Muxaafidka ee DDP Kaas oo ...
DAAWO : M/Weyne Gaas Oo Xaalka Ku Xun yahay Kana hadlay Wasiirada La kala diray & Wasiirada Cusub Uu Soo Magacaabayo
- Jul 18, 2017
Madaxwaynaha Maamulka Puntland mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa xili uu saxaafada kula hadlayey magaalada Garowe gaar ahaan Xarunta madaxtooyada Puntland ayaa bogaadiyey go,aankii Golaha wakilada ay kalsoonida ugala noqdeen ...
DAAWO VIDEO : Faa’iidada Caafimaad Ee Ku Jirta Qaniinyada Quraanshada Oo La Ogaaday (Xogta Daahson)
- Jul 18, 2017
Quraanshada, waxay ka mid tahay xasharaadka yaryar oo caalamka idil laga heli karo. Marka ay ku qaniinto quraanshada haka xanaaqin, hana u qaadan inay waxyeelo kuu geysatay, hana ku fekerin ...
DEG DEG +MUQAAL : Dagaal Maanta Laga Cabsi Qabo in guluf Ciidan oo ku wajahan Faariisimo Al-Shabaab
- Jul 17, 2017
Wararka Naga Soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubbaland ayaa Sheegaya in la diyaariyay Ciidamo Xoogan kuwaas oo Weerar ku ah deeganada ay Shabaab ka Joogaan Jubbooyinka HALKAN RIIX : OO ...

Next Page »