Wararkii ugu danbeeyay

DAAWO : Al-Shabaab oo La Ogaaday Qaabka ay Lacagta Uga helaan Shacabka Muqdisho +Sir Culus

Wasiirka Amniga dowladda Soomaaliya Maxamed Abukar Ducaale Islow ayaa sheegay iney hayaan cadeymo muujinaya in ganacsatada waa weyn ay dhaqaalo badan ganacsigooda ugeliyeen Shabaab. Warkan

Continue Reading »

Qeybta Wararkii ugu danbeeyay

VIDEO : Lataliyaasha Madaxweyne Farmaajo Oo Ka hadlay Arin Shalay Ilaa Xalay la Hadal hayay..

Inkabadan 100 Maxbuus oo Soomaaliyeed ayaa waxa Xalay Fiidkii laga soo dejiyey Garoonka Diyaaradaha Aden Cade Airport Ee Magaalada Muqdisho. RIIX HALKAN : OO KA

Continue Reading »

Wararkii ugu danbeeyay Archives

DAAWO VIDEO :-Faaliyaha Qaranka Oo Lagu Ceebeystay Thabit Cabdi & Gudoomiye Degmo Caan ah +Layaab
- Jul 23, 2017
Baranaamijka Faaliyaha Qaranka Ee Habeen Walbo Sabti ah ka baxa Telefishinka Universal ayaa waxaa xalay lagu soo bandhigay qodobo Xasaasi Ah. Waxyaabihii laga hadlay waxaa ka mid ah Leerarka Cad ceeda ...
TOP DHAGEYSO :-Xildhinaad Dalxa Ka hadlay go’aan ka Soo baxay Amiirka Dalka Qatar.
- Jul 23, 2017
Khudbadii ugu horeysay ee uu jeedo ayuu Amiirka dalka Qadar ku baaqay in wada xaajood lagu xalliyo khilaafka dalkiisa kala dhexeeya afar waddan oo Carbeed oo ay deris yihiin si ...
WAR DEG DEG AH :-Rasaas Laga dhex Maqlay Madaxtooyada Soomaliya & Warar Sheegaya..
- Jul 23, 2017
Askari ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada oo ku sugan gudaha xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa goor-dhaw ii xaqiijiyay in rasaas xoog leh ay ka dhax bilaabatay Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya taas oo ay ...
SAWIRO CUSUB :AKHRISO Liiska Magacyada Qaarka mid ah Maxaabiista Laga keenay Dalka Itoobiya..
- Jul 23, 2017
Shabakada Nabadqaad.com ayaa heshay Liiska Magacyda Qaar kamid ah Maxaabiista Xalay laga keenay Itoobiya Waxaana Maxaabiista wali Gacanta ku haya Dowlada Soomaliya. Liiska Oo Dhameystiran Goordhaw naga filo insha’allah: Cali Ibrahim Xaayow Guled ...
WAR HADA AH :-Diyaararo duqeyn Culus la Eegtay Saldhiga Al-Shabaab ku Lahaayeen Jubbada Dhaxe +Khasaaraha
- Jul 23, 2017
Warar hadda nagas oo gaaray gobolka Jubada dhexe ayaa sheegaya in diyaarado dagaal oo aan la ogeyn dalka laga leeyahay ay duqeyn culus ka geysteen gobolka Jubada dhexe. Deegaan ku dhow ...
DAAWO VIDEO : 10-Ka Wadan ee Ugu Qatarta badan Afrika iyo Kaalinta Ay Soomaliya uga Jirto Oo La Ogaaday
- Jul 23, 2017
Afrika ayaa lagu qiimeeyaa meelaha ugu halista badan caalamka, maxaa yeelay waxaa ka dhaca dagaalo, dhac iyo dambiyo kale oo uu masuq maasuq ugu horeeyo. Liiska 10-ka wadan ee ugu halista ...
DAAWO : Madaxweynaha Jabuuti oo Si Jees jees ah Uga Hadlay Doorashooyinka Soomaliland Kuna Tilmaamay..
- Jul 23, 2017
Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geele oo Si jees jees ah Uga hadlay Doorashooyinka Soomaliland oo wax laga weydiiyay kuna Taliyay inay la midoobaan Somaliya hlakii ay Doorasho u dareeri lahaayeen
AKHRISO :-6 Arrimood Oo Xildhibaanada Baarlamaanku ay ku Diideen In Dib Loogu Noqdo Doorashada 8 Kursi Ay Laashay Maxkadamada Sare
- Jul 22, 2017
Golaha shacabka ayaa kulankiisa maanta go’aamiyay in natiijada doorashada 275-ta 2016-ka ay xalaal iyo kama dambeys tahay, isla markaana aan dib loogu celin doonin. Golaha waxaa uu sidoo kale ka hadlay ...

Next Page »