DAAWO : Beesha Abgaal oo Hub Culus iyo Malaayiin Dollar ah ku Wareejisay AL shabaab Si loogula Dagaalamo..

Mid kamid ah Beelaha ugu Tunka Weyn Soomaliya ayaa Hub fara badan ku wareejisay Ururka AL Shabaab loogu dagaalamo Ciidamada Dowlada Soomaliya iyo kuwa AMisom

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Beesha Abgaal oo lagu tiriyo beelaha Waa weyn ee somaliya ayaa waxay hada qaadeen talaabo dad badan ka yaabisay oo dowlada somaliya ka Careysiisay kadib markii Hub Culus ku Wareejisay dagaalyahanada Al Shabaab

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad