Daawo : Culimo Ku Sugan Ingiriiska oo Sheegay inay Wada Hadal u Furayaan Dowladda iyo Al Shabaab (Video)

Cabdiwaaxid C.laahi Khaliif oo ku sugan Dalka Ingriiska ayaa sheegay inuu Madax ka yahay Gudiga Wadahadalka Dawlada Soomaaliya iyo Kooxda Al-shabaab.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA

 Ugu horayn waxaa wax laga waydiiyey Sababta ku dhalisay Fikradan, Sida Dawlada iyo Kooxda Xagjirka loo Wadahadalsiin Karo, Wuxuuna sheegay inuu Wakhti dheer kusoo jiray arimaha Xal u helida Xaaladaha Soomaaliya.
Kooxda Al-shabaab ayaa ka mid ah Caqabada ugu wayn ee xilligan hortaagan Dawlada Soomaaliya, iyadoona ay kala kulanto weeraro iyo dagaalo toos ah.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad