Daawo : Madaxweynaha Ahlusunna oo Ceebeystay Farmaajo & Kheyre kuna Tilaamamay Arin Layaab leh

Madaxweynaha Maamulka Goboladda Dhexe ee Ahlusunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ka warbixiyay arimo badan kadib markii uu dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud sidoo kala xarun u wada ah Maamulkiisa iyo mid Galmudug oo hada xarun KMG u ah Magaalada Cadaado.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO VIDEO

Sheekh Shaakir iyo Guddoomiyaha Maamulka Goboladda Dhexe ayaa si kulul uga hadlay wada hadaladii Galmudug iyo Ahlusunna ee ay Madaxda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya garwadeen ka ahaayeen balse ugu dambeyn burburay, wuxuuna sheegay in dowladda federaalka ay mas’uul katahay fashilka ku yimid wadahadalada labada dhinac.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Ugu dambeyn Shaakir ayaa yiri”Wixii la soo dhoodhooba halkay la imaan lahaayeen ayaan sugeynaa Dowladda Federaalka iyo Maamulka Galmudug”.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad