DAAWO :Madaxweyne Farmaajo oo Si Layaab leh loogu Soo dhaweeyay Madaxtooyada Nairobi & Madaafiic loo riday

Madaxtooyadda Kenya waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay madaxweynaha DF Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, waxaana soo dhaweyntiisa ka qeyb galay madaxweynaha Kenya iyo ku xigeenkiisa.

Ciidamada Bambeyda ayaa muusik ugaraacay Madaxweyne Farmaajo oo roog cagaaran ku galay madaxtooyada, waxaana loo riday madaafiic.

Soo dhaweyntan oo ah tii ugu quruxda badneyd ayaa waxaa muujineysaa sida ay Kenya udooneyso in la xoojiyo xariirka kala dhaxeeya Soomaaliya

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad