DAAWO VIDEO : Al-Shabaab oo Iska Dilay Saraakiil Caan ah oo Ay Uga Shakiyeen Arin Halis ah iyo Muuqaal Laga Duubay oo Lasoo Bandhiga

Dowlada Kenya ayaa Xaqiijisay in Al-Shabaab ay dileen Mustafa Xasan Mohamed oo ka tirsanaa shabaab islamarkaana kasoo Jeeday dalka Kenya shabaabna ku biiray Sanadkii 2015 kadib Markii uu ka baxsaday iskuul ku yaala kenya

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Warbaahinta Kenya oo soo xiganaysa Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Kenya ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dileen Mustafe ka dib markii ka carooday Qaraxyadda iyo Weerarada Al-Shabaab ee ka dhaca Magaalooyinka Gaarisa iyo Mandeera .

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad