DAAWO VIDEO : Ceel Biyood ku Yaala Muqdisho oo Dadka Isku Qarax bixiyaan oo Lagu Arkay Magaalada

Masjid ku yaalla Degmada Xamar Weyne oo lagu Magacaabo Xaaji Cali islamarkaana dhisan Dhowr Qarni ayaa waxaa la sheegay in dadku isku Qaras Bixiyaan Biyihiisa.

Wariye ka howlgala Goob Joog Muqdisho ayaa ukuur galay oo Warbixin Qayim Ah kasoo Diyaariyey isagoo sheegay in dad badan oo Caagag Sita Si ay Biyo Ay Isku Qaras Bixiyaan doonaya inay Ceelka uga dhaan sadaan.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Qofka Calooshiisa Fadhida ayaa waxa ay aaminsan yihiin inay Qaras Bixis udoonayaan,waxaana qaarkood ay sheegeen dadkii meesha Arintaasi utimid ay tilmaameen in Daawo kale aan isticmaalin aan Biyahaasi ka aheyn.

Dhowr Siyaabood ayey Biyaha dadka u adeegsanayaan oo qaar baa Liin ku darsanaya kuwa Raqay bey ku qasayaan halka kuwo kalena ay biyaha sida ceelka looga soo dhaamiyo ay isku qaras bixiyaan.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad