Daawo Video : Dagaal Culus oo Dhexmaray Burcad Badeeda Somalida iyo Ilaaladda Markab Shixnad Siday.

Waxaan Halkaan idin kugu Soo gudbineynaa Muuqaal Dagaal dhexmaray Ciidamo ilaalo u ahaa Markab ay doonayeen inay Afduubtaan Burcad Badeeda Somalida

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Ciidankii ilaalada ka ahaa Markabka ayaa iska Caabiyey Burcad badeeda Somalida kuwaas oo Rasaas iyo Hubka Culus isku adeegsaday inta uu Socday Dagaalka u dhaxeeyay Burcada iyo Ciidamada Ilaalada ka ahaa Markabka,

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad