DAAWO VIDEO : Maxaa kala Qabsaday R/Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Wariye ka tirsan Jubbaland Tv

Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Wareysi Xiiso badan waxaa la yeeshay Telefinka Jubbaland ee Xaruntiisa Tahay Magaalada Kismaayo

HALKAN RIIX : OO KA DAAWO MUQAALKA

Xasan Cali Kheyre ayaa wuxuu su balaadhan uga hadlay Qorshaha Xukuumada Soomaliya iyo sid ay ku doonayaan inay U Soo Celiyaan Kaabayaashii Dhaqaalaha dalka ,Si ay Bulshada u hesho shaqooyin kala duwan ,Wuxuuna ka hadlay Qorshaha ku aadan dib u heshiisiinta Cadaalada Doorashada Soo Socota iyo Arimo kale oo Muhiim ah.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

HALKAN RIIX : OO KA DAAWO MUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad