Daawo Video Murugo leh :-Gabar 13 Jir ah oo Ehel aan Laheyn oo Fariim Murugo leh u dirtay Shacabka Somaliyed

Waxaan Halkaan idin kugu Soo gudbineynaa Muuqaal aad u murugo badan Gabar yar oo 13 jir ah oo Hooyo iyo aabe laheyn kuna Nool Hareeraha Wadooyinka ayaa soo dirtay Muuqaal dad badan ka ilmeysiiyay oo ay uga hadashay dhibaatada ku heysta iyo Nolol xumada

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Gabadhaan Yar oo Hooyadii iyo Aabihii dhalay ay soo tuureen ayaa ku dhibaataysan Wadooyinka iyadoo dhibaato xanuun badan ka sheekeysay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad