DAAWO VIDEO :Qabyaalada Madaxda S/Land oo Halkii Ugu Sareysay Mareysa & Siyaasi Caan ah oo Afka Furtay ..

Siyaasiga Cali guray oo kamid ah Xubnaha ugu Hadalka cad Siyaasiyiinta deegaanada maamulka Somaliland oo Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa sheegay inuu ka wel-welsan yahay Xaalada iyo Xubnaha u sharaxan Hogaanka Somaliland isagoo xusay in waxa keliya ee Hayaan ay tahay in lagu doorto Reer Hebel

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

HALKAN RIIX : OO KA DAAWO MUQAALKA

Cali Guray ayaa geesta kale wuxuu sheegay inaysan Sax ahayn in loogu yeedho magaca Mujaahid, wuxuuna sheegay inay Siman yihiin isaga iyo Askartigii ka tirsanaa Ciidanka Dawladdii Soomaaliya ee madaxwayne siyaad Barre

HALKAN RIIX : OO KA DAAWO MUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad