DAAWO VIDEO : Wariye Caan ah Oo u Xirnaa Amarka C/wali Gaas oo Sir badan kashifay Kadib Markii lasii dayey

Waxaa Muddo 14 maalmood ah kadib Xorriyadiisa dib u helay Wariye Madax banaan oo lagu Magacaabo Axmed Cali Kilwe kaasoo dhawaan lagu qabtay Kantaroolka Koonfureed ee Magaalada Garoowe

Wariyahan oo markii dambe loo dhaadhiciyay Xabsiga Weyn ee lagu hayo dadka gala dambiyada culus iyo kuwa eedaysan falalka Burcad badeeda, ayaa shalay lasoo daayay iyadoo aysan jirin sifo sharciga waafaqsan oo loo maray go’aankaas sida uu sheegay Kilwe oo xorriyadiisa kadib la hadlay warbaahinta.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA


Wariyaha ayaa saxaafadda usheegay sababtii sharci darada aheyd ee loo xiray iyo cidii ka dambeysay xarigiisa.

“Ciidamo uu watay Muxiyadiin Gacamey ayaa i qabtay anigoo aan is lahayn adiga ayay kuu socdaan, waliba iyagoo aan waxba i weydiin ayay xoog igu qabteen anoo isku dayayay inaan dejiyo, kadib waxaa la ii gudbiyay Kantrolka Koonfureed oo la igu xiray, inta waliba la iga bixiyay dharka iyo kabaha oo la damcay in la iga

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad