DAAWO VIDEO : Wiil Naafo ah oo Mucjisada Kubada Cagta ka dhigay Magaalada MUQDISHO

Wiil dhalinyaro ah oo naafo ka ah lugaha kadib markii ay ku dhacday cudurka loo yaqaano boolyada ayaa haatan kayaabshay warbaahinta soomaalida gaar ahaan kuwa la iska arko.

Wiilkan oo kusugan caasimada dalka soomaaliya ayaa kubada cagta dheela ayadoo badalkii lugahiisa ku dheela gacmaha kana mid ah cyaar yahaada ugu jecelyiihiin kooxaha kadhisan degmadiisa.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

HALKAN RIIX : OO KA DAAWO VIDEO

Qaar katirsan laabiciinta ka bar bar ciyaarta wiilkan kubada sida weyn ugu ciyaaro gacmaha aya sheegeyn in kalsooni badan ku qabaan mararka qaar oga ficanyahay ciyaar yahanada ku ciyaara lugahooda.

HALKAN RIIX : OO KA DAAWO VIDEO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad