DAAWO: Xaalad adag oo ka taagan Hoolka Doorashada iyo Musharixiin Durba ku……

Xarunta ay ka dhacayso doorashada ayaa weli waxaa ku sii qul qulaya xildhibaanada iyo Musharixiinta iyadoo badankood ay goobta ku sugan yihiin.

Hoolka ayaa laga dareemayaa saxmada iyo xamaasada Doorashada ay leedahay iyadoo musharax kasta Ololahii uu dadaalkii u dambeeyey ku jiro sidii uu uga dhabayn lahaa.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Waxaa goobta ku soo socda Musharixiin badan oo iyago ka daahay xiligii balanta.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad