DEG DEG DAAWO War Lama Filaan ah oo Hada Naga Soo gaaray Goobta Doorashada Saddex kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha oo ..

War deg deg ah oo hada naga soo gaaray magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in xarunta ay ka dhacayso doorashada madaxweynaha dalka ay gaareen dhowr kamid ah musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Doorashada madaxtinimada dalka ayaa haatan ka bilaabanaysa xarunta Afisyooni ee magaalada Muqdisho, taas oo maanta ka adag doorashadooyinkii ka dhacayey gudaha dalka iyo xiligii xornimada uu dalku qaatay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad