DEG DEG +MUQAAL : Dagaal Maanta Laga Cabsi Qabo in guluf Ciidan oo ku wajahan Faariisimo Al-Shabaab

Wararka Naga Soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubbaland ayaa Sheegaya in la diyaariyay Ciidamo Xoogan kuwaas oo Weerar ku ah deeganada ay Shabaab ka Joogaan Jubbooyinka

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

HALKAN RIIX : OO KA DAAWO MUQAALKA

Ciidanka ayaa la sheegay inay doonayaan in Weeraro ku qaadaan Saldhigyo Kooxda Shabaab waxaana la Sheegay in ciidamo Cadaan ah kuwa Mareykan ah iyo kuwa jubbaland qorsheynayaan weeraro Xoogan ku qaadan.

HALKAN RIIX : OO KA DAAWO MUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad