DHAGEYSO : Kulan Xasaasi ah oo Dhexmaray Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya & Culimada Jubbalanad +Maxaa kasoo Baxay

Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya oo maalintii sadaxaad kusugan kismaayo ayaa kulan uu laqaatay Culimaa udiiinka kudhaqan magaalada kismaayo iyo qaybaha bilshada.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan cali Kheyre ayaa ugu baaqay in ay kaalin laxaadle ka qaataan horumarka dalka iyo in dowladnimada soomaaliya cagaheeda isku taagto.

HALKAN RIIX OO KA DHAGEYSO CODKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad