DHAGEYSO : Maxay Tahay Sababta Miisaaniyada Looga reebay Soomaliland +Qorshe Halis ah

Maaliyadda dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle oo Faahfaahin ka bixiyay Sababta Somaliland looga reebay Miisaaniyad sanadeedka sanadkaan ayaa waxaa uu sheegay in Miisaniyadda dowladda hadda ay quseyso dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda.

Waxaa uu sheegay Wasiir Beyle in Somaliland iyo Soomaaliya uu u socdo wadahadal ,islamarkaana markii ay soo dhamaadaan lagu soo dari doono miisaaniyadda dowladda.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

HALKAN RIIX OO KA DHAGEYSO CODKA

Waxaa uu tilmaamay in Somaliland Miisaaniyadda dowladda lagu soo daro in ay qaadanayso waqti dheer.

Wasiir Beyle ayaa sidoo kale tilmaamay in Somaliland ay doonayso in marka ugu horeysa laga heshiiyo Siyaasadda.

Dowladda Soomaaliya ayuu xusay in ay dadaal dheer ku bixin doonto sidii loo mideyn lahaa Canshuuraha dalka.

HALKAN RIIX OO KA DHAGEYSO CODKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad