DHAGEYSO :- Puntland Oo Si lama Filaan ah u qabtay Rag ka tirsan Al-Shabaab Oo Qorsha Halis ah damacsanaa +Sir Culus

Xog laga helay ciidanka Puntland ayaa sheegaysa in gacanta ay dhigeen rag ay ku jiraan ajaaniib doonayay inay ka qayb galaan dagaalka ka socda buuraha galgala

Dhalinyarda la qabtay ee Shabaab ku eedeysan ayaa laga qabtay deegaanka Cuun ee duleedka magaalada Garowe.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

HALKAN RIIX : OO KA DHAGEYSO CODKA

Saraakiisha ciidanka Puntland ayaa sheegay in Kooxdan ay doonayeen inay aadaan Buuralayda Galgala, waxaana ay wateen gaari iyo agab kale.

HALKAN RIIX : OO KA DHAGEYSO CODKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad