DHAGEYSO : Warar Dheeraar ah Oo Kasoo Baxaya Qaabkii loo dilay Afhayeenka Al-Shabaab Cali Dheere

Warar dheeraad ah oo ay qortey shabakadda wararka dhanka Mileteriga iyo Amniga ee SOFREP ayaa sheegtey in ay heshey xog gaar u ah oo sheegaysa in la diley afhayeenkii ururka al-Shabaab Cali Maxamuud Raage oo la yaqaaney Cali Dheere.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Habeenkii Arbacada ayaa ciidamo Maraykan ah iyo kuwa Gaashaan ee sida gaarka ah u tababaran weerar ku qaadeen Tuulada Kuunya Barrow oo ka tirsan gobolka Shabeelada Hoose. Weerarkan waxaa xaqiijiyey ciidamada Maraykanka, sidoo kale waxaa xaqiijiyey warbaahinta ururka al-Shabaab oo sheegtay in ay iska difaaceen.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad