DHAGEYSO : Weerar Cir iyo Dhul ah oo lala Eegtay Saraakiil Sare oo AL-SHabaab ah +Sir Culus

Ciidamo wadajir ah oo Maraykan iyo Soomaali isugu jira ayaa weerar ku qaaday saldhig kooxda al-Shabab ay ku leedahay tuullada Kuunyo-Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose.

HALKAN RIIX : OO KA DHAGEYSO CODKA

Sarkaal ka tirsan dowladda ayaa VOA u sheegay in howlgalkaasi oo saddex saacadood socday lagu sii daayay maxaabiis u xirnaa kooxda al-Shabaab.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Dhinaca kale, kooxda al-Shabaab ayaa warbaahintooda ku qoray in weerarkaasi lagu soo qaaday ay fashiliyeen.

HALKAN RIIX : OO KA DHAGEYSO CODKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad