DHAGEYSO: Xiisad ka dhalatay dilka Gabar 7-Sano jir ah oo ka taagan Magaalada Cadaado

Wararka saakay naga soo gaarayo magaalada Cadaado ee xarunta KMG maamulkaGalmudug ayaa sheegaya in haweeneey ay gowracday gabar 7 jir ah halkaasna xiisad ka dhalatay dad u badan haween iyo caruur ay ku qamaamen xaafadihi ay daganeyd haweeneydi falkaas geesatay kadibna dab ay qabadsiiyeen qaar ka mid ah guryihi halkaas ku yiilay

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Ciidamada amaanka ayaa gacanta ku dhigay oo baaris ku wada , waxaana xiisada ku soo baxay dadka deegaanka iyadoo xiisada la qaboojiyey

Rabshadan ayaa waxaa ku geriyooday nin la sheegay inuu ka mid ahaa dadki difaacayey ka hortagayey mudaahadayaasha

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad