TOP DHAGEYSO:- Madaxweyne Farmaajo oo Digniin culus u diray Ciidamada AMISOM

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan aqbali doonin in Askarta Ciidamada AMISOM ay dhibaato u geystaan Shacabka Soomaaliyeed.

HALKAAN RIIX KA DHAGEYSO FARAMAAJO

Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay tilaabo adag ay qaadi doonto kuwa dhibaateeya Shacabka Soomaaliyeed.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Waxaa uu uga digay ciidamada AMISOM in ay sii wadaan dilalka Shacabka Soomaaliyeed.

Ugu dambeyntii waxaa uu xusay in ay muhiim tahay in la ilaaliyo Nafta Shacabka Soomaaliyeed.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad