Friday, May 26th, 2017
.

War Deg Deg ah : Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland oo Hada Geeriyooday Kadib Markii

,
Published on February 8, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cadde Muuse Xirsi ayaa goor dhow ku geeriyooday magaalada Dubai ee dalka isu taga Imaaraatka Carabta.

Cadde Muuse ayaa mudooyinkanba xanuunsanaa, kuna jiray isbitaal ku yaalla magaalada Dubai, caawa ayuuna halkaas ku geeriyooday sida eheladiisa u xaqiijiyeen warbaahinta.

Xiligii uu cadde Muuse ahaa madaxweynaha Puntland waxaa uu howlo fara badan ka qabtay degaanada maamulkaas, isagoo markii dambe xilka ku wareejiyey C/raxmaan Faroole oo doorasho uga guuleystay.

.

Readers Comments (0)