WAR DEG DEG AH :-Soomaaliland Oo Iclaamisay Dagaalkii Ugu Cuslaa iyo Ciidankeeda oo Ku Wajahan..

Maamulka Soomaliland ayaa Shaaca ka qaaday inay ka garab dagaalami doonaan dowlada Jabuuti oo Xiisad kala dhaxeyso dowladda Eritaria

Sacad Cali Shire Wasiirka Arrimaha dibadda Maamulka Soomaliland ayaa Sheegay inuu dhici doonin inay afka iyo gacanta ka laabtaan dagaal ay Jabuuti la gasho dowlada Eritaria

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Wasiir Shire waxa uu tilmaamay in Somaliland iyo jabuuti ay yihiin dowlado Jaar ah islamaarkana uu Mideynayo dhiiga Sid awgeed ay garab istaagi doonaan dowlada Jabuuti.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad