WIil yar oo 14 -Jir ah oo Gabar Jeclaaday ,Kartidiisa iyo Hantida uu Xoogiisa Ku Shaqeystay (Video)

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi Xiiso badan oo lala Yeeshay Abokor Khadar Ismaaciil oo ah Wiil Caruur ah oo ku Nool magaalada Hargeisa, Islamarkaana isagoo yar oo 11-sano jir ah Bilaabay Inuu Shaqaysto.

HALKAN KA DAAWO WIIL JACEYL QAADAY

Hadaba Abakor ayaa wuxuu si wacan u Maareeyey Noloshiisa, Hadaba Sheekada la yaabka leh ayaa waxay tahay Abokor oo hada Jira 14-sano Inuu Jeclaaday Gabadh, Islamarkaana uu doonayo inuu Guursado, isaga oo sheegay inuu Rabo Isaga iyO Caruutiisu inay israacaan sida Walaalihii oo kale.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad